Ciidan Kumandos Soomaali ah oo tababar adag ku qaadanaya dalka Turkiga (Daawo Sawirro)

Qeybtii labaad ee ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmo ka hor  gaaray dalkan Turkiga ayaa si rasmi ah waxaa uu tababar ugu bilaabmay xerada tababarka Ciidanka kumaandoska ee Magaalada Isparta ee dalkan Turkiga. Ciidankan oo gaaraya dhowr oo askari ayaa tababarka ay qaadanayaan waxaa uu yahay mid aad u adag sida ka muuqato … Continue reading Ciidan Kumandos Soomaali ah oo tababar adag ku qaadanaya dalka Turkiga (Daawo Sawirro)